October 2023
Mogadishu Somalia
Soomaaliya waa waddan hodan ah oo leh kheyraad aad u baaxad weyn iyo bulsho u badan dad dhallinyaro firfircoon ah. Kheyraadkan iyo cududaan da’da yar ayaa ah kuwo aan sidii la rabay looga faa’iideysan sababo laxiriira in waddanku la tacaalayo caqabado badan oo la xiriira dhinacyada dhaqaalaha, arimaha bulshada, siyaasadda, deegaanka iyo amniga. Inkastoo Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ay sameeyeen dadaalo wadajir ah si wax looga qabto caqabadaha kor ku xusan, haddana waxaa jirta baahi wayn oo loo qabo in dadaaladan loo beddelo kuwo mira dhal ah oo keena horumar waara oo dhaqan-dhaqaale. Si loo gaaro arimaha kor ku xusan ee horutabinta uleh horumarka dhaqan-dhaqaale ee Qaranka, waxaa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo jiheyn istaraatijiyadeed (strategic direction) oo leh hiigsiyo cad cad. Hadaba, Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabaya baahida loo qabo in la sameeyo Jiheyn istaraatijiyadeed ayaa qabanqaabinaya kulan Aqoon-is-weydaarsi Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Qaranka. Ujeedada guud ee Aqoon-is-weydaarsigan ayaa ah in la qabto dood cilmiyeed heerkeedu sareeyo oo dhexmarta Golaha Wasiirada Soomaaliyeed oo ay wehliyaan xeeldheereyaal ka kala yimi dalka iyo dibadaba. Aqoon is weydaarisigaan ayaa la filayaa iney kasoo baxayaan aragtiyo cad cad oo lagu mideysan yahay dhanka jihaynta mustaqbalka dalka oo ku salaysan Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan). Inta uu socdo Aqoon-is-weydaarsigu, dooduhu waxay noqon doonaan kuwo xog ku salaysan iyadoo la isticmaalayo habab casri ah oo lagu ogaanayo waxyaabaha iyo qaababka ugu waxtarka iyo saamaynta badan ee horumarinta qaranka. Sidaas darteed, soo bandhigidda Aqoon-is-weydaarsiga Jiheynta Istiraatiijiyadeed ee Golaha Wasiirada ayaa muhiim u ah jihada Soomaaliya beegsanayso sanadada soo socda iyadoo lagu lafa-gurayo Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo Barnaamijka Xukuumadda.
Hadaba Ujeedooyinka gaarka ah ee aqoon is weydaarsiga waxaa ka mid ah:
Aqoon isweydaasigan oo ay hagayaan khuburo ka iman doonta dalka iyo dibadaba, wuxuu ka dhici doonaa Decale Hotel, Mogadishu, taariikhdu markay tahay 16ka – 17ka Oktoobar 2023. Wixii faah-faahin dheeri ah ee ku Saabsan Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada waxaad ka dheehan kartaan mareegtan: https://cabinetworkshop.ipm.gov.so/
Somalia is a nation of immense potential, rich in resources and teeming with a youthful, vibrant population. However, this potential remains largely untapped, with the country grappling with numerous challenges spanning economic, social, political, and environmental domains. Over the years, various domestic and international actors have made concerted efforts to address these challenges. Yet, to transform these efforts into sustainable development and progress, a clear strategic direction is required.
Arrival at workshop Hall Registrations, All
Arrival at workshop Hall Registrations, All
All
All
All
All
PIC PEMANDU Associates
PIC
PEMANDU Associates
PIC PEMANDU Associates
PIC
PEMANDU Associates
PIC PEMANDU Associates
PIC
PEMANDU Associates
PIC HE Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Government of Somalia
PIC
HE Hamza Abdi Barre,
Prime Minister of the Federal Government of Somalia
Arrival at workshop Hall Registrations
Arrival at workshop Hall Registrations
PIC: PEMANDU Associates
PIC:
PEMANDU Associates
All
All
Somali Experts
Somali Experts
Break/ Prayers / Lunch
Break/ Prayers / Lunch
Reflection and Conclusion
Reflection and Conclusion
Arrival at workshop Hall Registrations
Arrival at workshop Hall Registrations
Each group will be tasked with brainstorming and discussing strategies for transformation in their respective areas: • GROUP
Each group will be tasked with brainstorming and discussing strategies for transformation in their respective areas:
• GROUP 1: Strategies for Transforming Somalia’s Security and Rule of Law Sector: This session will focus on identifying practical strategies for improving Somalia’s security situation and strengthening the rule of law.
• GROUP 2: Roadmap for Economic Transformation: Participants will discuss the economic challenges facing Somalia and brainstorm potential solutions and strategies for sustainable economic growth.
• GROUP 3: Plans for Social Transformation: This session will focus on the social issues identified in Day 1 and explore strategies to address these issues and promote social development.
• GROUP 4: Political Transformation Strategies: This group will examine the political issues facing Somalia and devise strategies to ensure political stability and strengthen democratic institutions.
• GROUP 5: Holistic Government Transformation: This session will explore the overall transformation of the government, from enhancing transparency and accountability to improving public service delivery.
Conclusion of Day 3: The day will end with each group presenting a brief summary of their key findings and proposed strategies.
Dr. Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia
Dr. Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia
President & Chairman
Joint Managing Director
Executive Vice President and Partner
Vice President Workstream Lead
© 2021, IPM. All Rights Reserved.